Waxaa goobta hadalo kooban kajeediyay Madaxa shaqada iyo shaqalaha mudane Abdisalam abdillahi Aw Ali iyo sidoo kale madaxa suuq geynta shirkada Sompower Mudane mowliid mohamoud jama  iyo sidoo sheikh mohamed adem oo isaga u mahad celiyay guud ahaan shaqalaha shirkada sompower.